Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]
(August 7, 2018)
Muqdisho:-Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo bandhigay magaalada Muqdisho Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-shabaab uuna ka soo goostay. Sarkaal kaan ka soo goostay ururka Al-s
Sh.C/ laahi Cali Cumar Maareeye ku xigeenka shirkada Golis oo Boosaaso lagu dilay
(August 7, 2018)
Waxaa Caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari alaha u naxariistee C/ laahi Cali Cumar oo ahaa mareeye ku xigeenka shirkada Golis wuxuuna ka mid ah Ducaada ugu Muhiimsan magaalada B