Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Dalka
(August 9, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane
Sh Xassan Daahir Aweys oo ku eedeeyey dilkii Abdifitaax Maxamed Cali ururka Al-shabaab.[Daawo Video-ga]
(August 9, 2018)
Muqdisho:-Shiikh. Xassan Daahir Aweys ayaa mar kale soo duubay Muuqaal qaylo dhaan ah oo uu uga hadlay dilkii Allaha u naxariistee loogu geystay magaalada Buuhoodle Abdifitaax Maxamed Cali isagoo shee