Ciidamada PSF oo hawlgalo ka fuliyay Buuraha Calmadow ku dilay 15 xubnood oo ka tirsanAl-Shabaab.[Masawiro]
(August 6, 2018)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca Puntland ee PSF,ayaa maanta hawlgalo ay ku fuliyeen Buuraha Calmadow waxay ku dileen 15 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaas oo ku dhuumaaleysanyey B
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga
(August 6, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 6 August 2018 waxaa uu xadhiga kajaray xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriika Caalamiga ah ee Dowladda