Cadaado oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga.[Masawiro]
(August 28, 2018)
Cadaado:-Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS iyo wasaaradda dastuurka iyo Dib-u-Heshiisiinta Gal-Mudug oo lagu baranayay waxbarashada