Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Kusoo Dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
(May 3, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe garoonka Diyaaradaha Garoowe Gan. Maxamed Abshir Kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha