Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib u ugu soo laabtay
(May 27, 2019)
Muqdisho:-Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kaddib markii uu kasoo qeyb galay munaasabadda caleemo-sa
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika
(May 27, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Rama
Madaxweynaha Puntland oo U Ambabaxay Dalka Shiinaha.
(May 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo gebagebeeyey safarkiisii gobolka Mudug ayaa safar shaqo maanta ugu ambabaxay dalka Shiinaha. Madaxweynaha oo ka hadlay m
Fahamka Zakada Qaybtii 1aad iyo 2aad Sh Cabdinasir Xaji Axmed (Daawo)
(May 27, 2019)
Sheekh C/naasir Xaji Axmed Xafidahulaah Laascaanood:-Waxaan Halkan idiinku soo gudbineynaa Muxaadarada uu jeediyey Sheekh C/naasir Xaji Axmed Xafidahulaah waxaana uu Sheekh ka hadalay Fahamka Z