Farmaajo oo ka hadlay khilaafka maamul goboleedyada
(May 16, 2019)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay Munaasab lagu xusayay maalinta dhalinyarada ee 15ka ma
Madaxweynaha Puntland oo Shir gudoomiyey Golaha Wasiirada
(May 16, 2019)
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Ci
Madaxweynaha Jubaland oo shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada.
(May 16, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Madax