Madaxweynaha KGS oo la kulmay odeyaasha dhaqanka Degmada Ceelberde

July 17, 2019 - Written by Editor

Ceelberde:- Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed C/casiis (Lafta gareen) ayaa waxaa uu safar ku tegay degmada Ceelberde si uu ugu kuurgalo xaalada guud ee degmada waxaan kulamo gooni gooni uu la yeeshay odayaasha dhaqan , siyaasiyiin iyo dhalinyada Degmada Ceelberde.

Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed C/casiis (Lafta gareen) iyo ayaa waxaa uu kulamadii uu la yeeshay odaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta degmada Ceelberde waxaa looga hadlay dhismaha maamulka degmada iyo in dad weynaha ay la shaqeeyaan laamaha amniga.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu danbayn uga mahad celiyey shacabka reer Ceelberde ee Gobolka Bakool siddii ay ugu soo dhaweeyeen degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool isaga iyo wafdigii la socday.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online