Qarax Khasaaro Geystay oo ka dhacay xarunta Gobalka Banaadir

July 24, 2019 - Written by Editor

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax culus uu ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qarax ayaa waxaa lagu sheegay in uu ahaa qof ismiidaamiyey uu isku qarxayey gudaha hoolka xarunta Gobolka halkaas oo uu ka socday shir .

Waxaa jira dhaawacyo soo gaaray Guddomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana la xaqiijiyey in uu ku dhaawacmay Guddomiye Yariisow .

Wararka ugu danbeeyey ayaa sheegaya in Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Basmo Caamir iyo Cabdifitaax Xalane ay dhaawac culus uu soo gaaray .

Gudoomiyayaal iyo Masuuliyin kale ayaa laga baqayaa in ay Qaraxa ku Geeriyooday.

Wixii Faahfaahin ah dib baan idinka soo gudbin doonaa inshalaaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online