Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo gaaray Gobolka Gardfue

December 6, 2019 - Written by Editor

Gardafue:-Wafdi Balaaran oo uu hogaaminaayo Wasiir Dawlaha Wasaarda Arimaha Gudaha Fadraalka Iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland Mastar Maxamed Axmed Kulan, Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Dr Muuse Saalax Guuleed iyo Masuuliyiin kale oo safarkiisa ku wehelkyga ayaa Maantay si diiran Loogusoo Dhaweeyay Degmada Murcanyo.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda ayaa Maalimihii u danbeeyey ku sugnaa Gobolka Gardafue halkaas oo u joogay Shaqooyin ay ka mid yihiin U kuur gelidda Xaaladda Guud ee Gobolka oo Dhowaan ay waxyeello u geysteen Roob Xooggan oo ka da’ay.

Sidoo kale Wasiiru Doelaha ayaa Xilka u kala wareejiyey Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Iyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka loo soo magacaabay.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online