Wasaaradda Arrimaha gudaha PL oo shir ku qabtay degmada Jariiban.[Masawiro]
(December 24, 2019)
Jariiban:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta Puntland oo Degmada Jariiban ku qabatay shir looga hadlayay qorshe howleedka 2020 ka ee degmada Jariiban. Shirka qorshe howleed
Bankiga Dhexe oo amar kasoo saaray ganacsiga Forex
(December 24, 2019)
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amray in la xiro xisaabaadka shirkadaha ka ganacsada sarrifka lacagaha qalaad ee online-ka, loona yaqaan Forex, kuwaas oo dhowaanahan kusoo kordhayey magaalada Muqd
Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni oo kormeer ku tegey Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland
(December 24, 2019)
Madaxweyne Deni ayaa ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland, salaan kadib waxa uu Madaxweynuhu kormeeray dufcaddii sadexaad ee ciidanka Birmadka Madaxtooya
Madaxweynaha PLoo Qaabilay Wafdi Uu Hoggaaminayo Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya
(December 23, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobey, oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayg
Madaxweynaha JFS oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka
(December 23, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi socodka shacabka iyo Dowladda Soom
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda PL iyo Wafdi uu hoggaaminayo tegay Caluula
(December 22, 2019)
Caluula:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tegay degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasi oo uu Madaxweynuhu
Madaxweynaha Jubbaland oo weli wada la xisaabtan ka Hay’addaha dowladda.[Masawiro]
(December 22, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Wali ku guda jira isla Xisaabtanka Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowlada Jubbaland. Maanta waxaa Mad
Madaxweynaha PLoo Qado Sharaf u sameeyay Hoggaan ka Dhaqanka ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(December 20, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qado Sharaf ugu sameeyay deegaanka Jibigalle ee duleedka Garoowe, qaar ka mid ah Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Bari
Jadwalka doorashada Maamulka Galmudug oo la soo saaray
(December 19, 2019)
Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada Maamulka Galmudug. [ngg src="galleries" ids="3124" display="basic_thumbnail"] Halgan.net Muqdi
Madasha Xisbiyada oo ka baxay wada-hadallada Farmaajo.
(December 19, 2019)
Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu bur-buray heshiiskii ay kula jireen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, islamarkaana aysan wada-hadallo kale la geli doonin

« Previous PageNext Page »