Suldaan Cabdi Qani Qorane oo baaq iyo tacsi u diray Umada Soomaaliyeed ka dib Xasuuqii Ex Koontarool Afgooye.
(December 30, 2019)
Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane oo baaq iyo tacsi u diray Umada Soomaaliyeed ka dib Xasuuqii Ex Koontarool Afgooye. Qarax lagu xasuuqay Muslimiin ka badan 100 qof ayaa waxaa uu ka dhacay Ex Koontaro
NISA: “Dal shisheeye ayaa lahaa qorshaha Qaraxii ka dhacay Ex-Control”
(December 30, 2019)
Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in dal shisheeye "uu ku lug lahaa qorshaha" qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Ex-Kontorool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho. “Waxaan m
Gudoomiyaha Golaha wakiilada PL oo lagu soo dhaweeyey Badhan.[ Video]
(December 29, 2019)
Badhan:-Gudoomiyaha golaha wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban golayaasha dowladda ayaa lagu soodhaweeyay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag iyo deega
Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey dhaawacyo ay dowladdu u qaaday dalka Turkiga.[Masawiro]
(December 29, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa e
Wararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Maanta
(December 28, 2019)
Inta la xaqiijiyay 80 qof ayaa ku dhintay qarax aad u culus oo saakay ka dhacay isgoyska ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa gaari walxaha qaraxa laga soo buuxiyay ayaa lagu
Madaxweynaha JLoo ka tacsi yeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho.[Video]
(December 28, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray ehelada dadkii waxyeeladu kasoo gaartay Qarax saaka ka dhacay isgooyska EX Contoral Afgooye halkaas oo
Puntland oo ku baaqday dagaal ka dhan ah kooxda Argagixisada Ee Al-shabaab.
(December 28, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyay naysaa Qaraxii arxandarada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Ex-kaantarool, taasi oo ahayd murugo iyo tiir
Madaxweyne Farmaajo “Argagixisadu waxay u xasuuqeen shacab
(December 28, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee
Madaxweynaha PL oo ka hadlay xaalada Puntland iyo doorashooyinka Soomaaliya 2020.2021.[Video]
(December 26, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda ka qeybgelaya madasha #PDRCTalks. Wuxuu hadal u jeedinaya qeybaha kala duwan ee bulshada, kadibna wuxuu ka jawabaaya
Madaxweynaha Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maareynta Maaliyadda guud & Sharciga Shirkadaha Ganacsiga
(December 26, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maareynta Maaliyadda Guud iyo sharciga Shirkadaha Ganacsiga oo hagaya qorsheyaasha

Next Page »