Taliyaha ciidanka Booliska dawladda Puntland oo amaro soo saaray
(March 28, 2020)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka Booliska dawladda Puntland oo ay weheli yaan saraakiil kale ayaa digniin u diray dadka ka ganacsada qaad maadaama la joojiyay dhamaan qaadkii imaan jiray deegaanada Puntlan
DFS oo si ku meel-gaar ah u joojisey duulimaadyada dalka gudigiisa ah, si looga hortago Coronavirus.
(March 28, 2020)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel-gaar ah u joojisey duulimaadyada dalka gudigiisa ah, si looga hortago cudurka Coronavirus oo dunida aad ugu faafaya. [ngg src="galleries" id