Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo baaq u jeediyey shacabka Soomaaliyeed
(March 27, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay
Ra’iisul Wasaaraha UK oo laga helay Coronavirus
(March 27, 2020)
London:-Ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida uu ku xaqiijiyey qoraal uu soo saaray. Johnson ayaa sidoo kale sheegay inuu is-geliyey go’doon iskiis ah,
Puntland oo joojisay qaadka iyo isku socdka gaadiidka dhanka S/land iyo Itoobiya
(March 27, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo soo saartay Go'aano looga hortagayo Cudurka Coronavirus sida Isusocodka Gaadiidka iyo rakaabka ka imaanaya dhanka Soomal