Madaxweynaha PL oo xaflad sagootin ah u sameeyey haldoorkii ka qayb galay shirka wadatashiga Puntland
(March 18, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo xaflad sagootina u sameeyey haldoorkii kasoo qayb galay shirka Wadatashiga Puntland ayaa u mahadceliyey cidkasta oo ka qayb qaadatay qa
Jubbaland oo taageertay go’aamadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Puntland
(March 18, 2020)
Kismaayo:-War saxaafadeed ka soo baxay MaamulkaJubbaland ayaa waxaa lagu taageeray qodobadii kasoo baxay shirkii wada tashiga Puntland ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe. Hoos ka ak
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Ethiopia
(March 18, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan miro dhal ah magaalada Addis Ababa kula qaatay dhiggiisa dalka Ethiopia Abiy Ahmed. Kulanka laba
Wasaaradda waxbarashada PL oo heshiis la gashay Jaamaacadda Islamic International University Uganda
(March 18, 2020)
Garoowe:-Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland oo uu ugu horreeyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Cabdullaahi Maxammed