Ciidanka Amniga Puntland [PSF]oo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish
(March 23, 2020)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa qoraal fariimeed ay ku daabaceen barta ay ku leeyihiin baraha bulshada waxaa ay ku sheegeen in maalmihii la soo dhaafay ay ka wadeen gudaha magaalada Bos
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed Kala Hadlay Horumarinta Qorshaha Xakameynta COVID19
(March 23, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ka wada hadlay da
DFS oo sheegtay in ay dhex-dhexaad ka tahay muranka Webiga Nile ee u dhexeeya Masar iyo Itoobiya
(March 23, 2020)
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay muranka ku saabsan Webiga Nile ee u dhexeeya Dowladaha Masar iyo Itoobiya. Wasiir Axmed Ciise Cawad oo Garoowe kula hadlay sa