Culimada Nadwada ka waday Masjidka Al-hudaa ee Garoowe oo naseexo u jeediyay golaha wasiirrada ee Puntland
(December 19, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka abaarii 9:30 culimada nadwada ka waday magaalada Garoowe ay booqasho dacwadeed ugu tageen golaha wasiirrada dawladda Puntland halkaa oo culimada si wanaagsan loogu soo dhoweeyey ,
Nadwadii ka socotay Majidka Al-huda ee Garoowe oo gashay Habeenkii 4-aad Iyo Darsigii Sh.Cabdi Naasir Xaaji Axmed.[Masawiro]
(December 19, 2014)
Garoowe:-Waxaa habeenkii 4aad s itoos ah uga socota masjidka alhuda Caasimada dowladda Puntland nadwa cilmiyeed kii 7-aad ee sanad walba lagu qaban jiray Garowe . Waxaa xalay muxaadarada qaybteedii ho

« Previous Page