Madaxweyne Xassan Sh.Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa Masar.[Masawiro]
(December 29, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa maanta kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Masar ee m
Madaxweynaha PL oo soo xiray shirweynihii dib u eegista Qorshayaasha Hay’addaha Dawladda Puntland 2014-2015 [Masawiro]
(December 29, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-12-2014 si rasmi ah u soo xiray shirweynihii dib u eegista Qorshayaasha Hay’addaha Dawladda
Ergedii Nabadeynta ee Laascaanood oo Taleex lagu soo dhaweeyey
(December 29, 2014)
Taleex:Gudig ka kooban ilaa 72 Qof oo ka Ambabaxay magaalada Laascaanood ee caasimada Gobolka Sool 27 Bishaan ayaa tegay magaalada Taleex ee Gobolka Sool , Ujeedada socdaalka gudigan ayaa ahaa inay
Maamulka Jubbaland iyo Maamulka Koonfur galbeed oo heshiis wada saxiixday (Akhriso)
(December 29, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jubaland  ayaa maanta magaalada Kismaayo  ku kala saxiixday heshiis wada shaqayneed heshiiska ayaa waxaa laba dhinac u
Madaxweynaha Puntland oo ka waramay waxqabdka xukuumadiisa iyo howgalada ka socda Buuraha Galgala(Dhageyso)
(December 29, 2014)
Garowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya wuxuu siiyey laanta Afka Soomaaliga ee BBc-da waxaana uu ka waramaya xisaabtanka xukuumadiisa i
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah el-Sisi
(December 29, 2014)
Qaahira:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qahira ee xarunta dalka Masar waxaana ay halkaas kula kulmeen masuuliin ka tirsan dowlada Masar iyo Jaam
Ciidamada Puntland oo kala wareegay Al-Shabaab degaanka Madashoon
(December 29, 2014)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in ciidamada dowladda Puntland ay shalay howl galo ka fuliyeen deegaanada fog fog ee Buuraha Golis waxaan iska
Mac-had ka Dhahar ee Culuumta Sharciga ah iyo Xirfadaha oo la dhagax dhigay.[Masawiro]
(December 29, 2014)
Dhahar:-Waxaa saaka la dhagax dhigay Bogcada Mac-hadka Dhahar ee Culuumta Sharciga ah iyo Xirfadaha , Bogcadu waa ilaa 70 dherar iyo 60 balac ah waxay ku taal meel dadka dhan soo wada gaari karaan.
Sh.Bashiir Axmed Salaad oo xalay hooyadiis ku geeriyootay magaalada Muqdisho
(December 29, 2014)
Muqdisho:- Maamulka iyo wariyaasha Halgan.net waxay halkaan tacsi uga dirayaan Fadiilat Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ay xalay hooyadiis Xaliimo Caafi Guuleed ay ku geeriyootay magaalada Muqdisho waxaana