Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay heshiiska Somalia/Somaliland.[Dhagayso]
(December 22, 2014)
Garoowe:-Prof. C/weli Cali Gaas, madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka hadlay heshiiska ka kooban 6 qodob ee shalay ay Djibouti ku gaareen madaxwey naha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynah
Madaxweynaha DFS tababar ugu soo xiray 1,033 askari xerada ciidanka Jasiira (Masawiro)
(December 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar ugu soo xiray dufcadii labaad Ciidamo ka tirsan Kumaandos kuwaas oo mudo 10 bilood ah tababar ku qaadanayey  xerada ciidanka Jasii
Sheekh Maxamuud Shible oo lagu soo dhaweeyey Johannesburg (Masawiro)
(December 22, 2014)
Johannesburg:-Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada  Johannesburg waxaana ku soo dhaweeyey culumo ka tirsan Majliska Al-Bayaan iyo dadwey
Tarbiyah Productions iyo kulankii ay la yeelatay Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi
(December 22, 2014)
Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in Tarbiyah Productions ay wareysi la yeelatay Fadiilat Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.
Xaflad loogu qaybiyey ardeyda xalaqaadka Garowe lana siiyey اجازة علمية (Masawiro)
(December 22, 2014)
Garoowe:-Xalay oo ay taariikhdu ku beegantahay 21/12/2014-- 28/2/1436, waxaa masjidka Al-Huda oo ku yaal magaalo madaxda dawladda Puntland Garowe ku qabsoomay xaflad loogu qaybiyey ardey gaaraysa 27 a
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay kullan lagu daah-furayey dhaqan gelinta sharciga tartamada iyo hashiisyada qandaraasyada(Masawiro)
(December 22, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-12-2014 magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kaga qeyb galay kullan lagu daah-furayey dh