Dooda Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota Muqdisho
February 6, 2017 - Written by Editor
Waxaa magaalada Muqdisho hadda ka socota Dooda musharaxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha JFS taas la filayo in ay ka dhacdo oo ka dhaceysa xarunta Villa Hargeysa.
Musharixiinta ayaa horey u soo gudbiyey waxqabadkooda waxaana gudiga doorasada ee JFS ay u kala qeybiyeen dooda Musharaxiinta laba qeybood.
Hoos ka Akhriso Jadwalka Dooda Musharaxiinta xilka Madaxweynaha JFS[nggallery id=1994]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

