Khasaare kala duwan oo ka dhashay Hoobiye ku soo dhacay Degmada Wadajir

February 22, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka xaafada Kaawo-godey ayaa waxa ay sheegayaan in Hoobiye dhowr ah ay ku soo dhaceen waxaaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Hoobiyaasha ayaa waxaa ay ku dhaceen Guri ku yaalla xaafada Kaawo-godey ee Degmada Wadajir, waxaana ku dhaawacantay 5 Qof oo isugu jira Haween iyo caruur waxaana loola cararay Isbitaalada magaalada Muqdisho.

Hoobiyaasha ayaa waxaa ay kooxada Al-Shabaab ay rabeen in ay la bartlmaamsadaan xaflada caleema saarka  Madaxweynaha cususb ee JFS Maxamed cabdullahi Farmaajo oo dhawaan soo idlaatay taas oo ka socotay xarunta Afisyooni.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online