Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xilka iscasilay

February 26, 2017 - Written by Editor

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha Galmudug,ayaa sheegay in  sababo la xariira Caafimaadkiisa uu isku casilay waxaana uu arinkaas ka soo saaray wareegto uu ku xadeynayo in uu xilka iska casilay.

Hoos ka Akhriso War saxaafadeedka ka soo baxay Maamulka Galmudug oo uu Madaxweyne C/kariim uu ku cadeynayo in uu xilka iska casilay .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online