Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo gaaray magaalada Laascaanood (Masawiro+ Video)

February 16, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Waxaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Kahliif Galeyr waxaana uu ka yimid dalka Jabuuti halkaasi oo uu kaga qeyb galay shirka wada hadalada Maamulka Khaatumo iyo Maamulka Somaliland.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa wafdiga Khaatumo uu ka soo degay waxaana halkaas ku soo dhaweeyey madax ka socta Maamulka S/land ,Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka, Kan Degmada Laascaanood iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaa magaalada Laascaanood sidoo kale ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Somaliland.

Madaxweynaha Khaatumo ayaa u mahad celiyey  dhamaan Masuuliintii soo dhaweysay iyo dhamaan dadweynihii soo dhaweeyey.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online