Shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland oo qodobo laga soo saaray
December 11, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa arrimihii looga hadlay waxaa ka mid ahaa amniga dalka, kor u qaadida ilaha dakhliga Dawlada, iyo qaban-qaabada, shirka dib u eegista qorshihii 2014-ka iyo qorshaha Dawlada ee 2015-ka.
Hoos ka akhri warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net