Weerar cusub oo lagu qaaday Deegaanka Lamu ee dalka Kenya (Daawo)
(July 11, 2014)
Kenya:-Wararka ka imaanaya dalka Kenya gaar ahaan deegaanka Lamu ayaa sheegaya in weerar cusub lagu qaaday gudaha jaziirada Lamu xili ay ciidamada amaanka dalka Kenya ay shaaciyeen in dhowr qof oo Soo