Fadwo

Waxaan akhristayaasha ugu bishaaraynaynaa in Halgan.Net idiin soo gudbin doono jawaabaha su’aalaha aad weydiisaan culimada Soomaaliyeed, si toos ah u weysii shiikha aad doonaysid inuu kaaga jawaabo su’aasha aad qabtid.

Waxaan Jawaabta iyo su’aashaba ku soo bixi doontaa qayda Fadwaayinka ee bogga Halgan.Net – Magacaaga ku soo daabicimayno Bogga.