Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31.[Dhagayso]
(July 26, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaana kulanka shir
Xusuusin naftayda iyo tiinaba W/Q Sh Maxamuud Sh Xassan
(July 26, 2014)
Ciiddu waa muuqaal tilmaamaya Caqiido, tawxiid iyo weynaynta Allaah.Waxaana lagu dhawaaqaa الله أكبر الله اكبر الله  أكبر لاإله إلا لله الله أكبر الله
Madaxweynaha DGPL oo booqday dhaawaca Askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo gaari kula dhacay Garowe. [Masawiro]
(July 26, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Garoowe ku booqday dhaawaca askar ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari ciidan uu kula dhac
Hay’adda HARO oo barnaamij anfurin ah u sameysay in ka badan 300 qof (Masawiro)
(July 26, 2014)
Garoowe:-Mashruucaan afurinta dadka masaakiinta ayaa ah waxaa ay ka bilowday magaala Garowe bisha soon, iyadoo goobta afurinta lagu qabtay dugsiga alxikma. Sh. Yaasiin C/llaahi oo ah wakiilka hay’ad
Wafdi uu hogaaminayay Garaad Saleebaan oo lagu soo dhaweeyey Garoowe[Cod/Masawiro]
(July 26, 2014)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wafti balaaran oo uu hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed .Soo dhaweynta Waftigaasi waxaa