Firqada Al- Qadyaaniyah Sh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo)

October 1, 2015 - Written by Editor

IMG_0379Oslo:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro silsilado ahaa ee uu jeediyey Sh Dr Cali Maxamed Saalax waxaana caawa idiin soo gudbinayno Firqada Al- qadyaaniyah oo ay Soomaali badan aqoon gaar ahaan kuwa nool dalalka Yurub gaar ahaan UK .

Firqada Al- qadyaaniyahwaxaa Firqo Lunsan waxaana ay Masjido ku sheeg iyo Iskuule ku leeyihiin dalalka Yurub gaar ahaan dalka Engiriiska  Bal caawa ka bogta Firqada Al- qadyaaniyah.

Walaalaha Soomaalida ee ku nool gudaha iyo Dibada ha ka digtoonaadaan Firqooyinka Lunsan oo ay u horeyso Firqada Al- qadyaaniyah .

Hoos ka Daawo Firqada Al- Qadyaaniyah  Sh Dr Cali Maxamed Saalax

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online