Sh C/naasir Xaaji Axmed oo aan ka waraysanay halka ay marayso Nabadayntii colaadii Qorilay.[Dhagayso]
(October 2, 2015)
Laascaanood:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa saaka waraysi gaar ah la yeelatay Sh C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya ugu waaweyn kuna nool hadda magaalada Laascaanood ee Go
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Xudayfa Rage Cali (Dhageyso)
(October 2, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka AL-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta oo ka hadleesay qabriga iyo axwaashiisa waxaa soo jeediyay Sh Xudayf
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 2, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay Ballanta Ilaahay oofiyo. Ho
Madaxweynaha Puntland oo kormeer shaqo ku sameeyey gudaha magaalada Gaalkacyo
(October 2, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeeray wadooyin muhiim ah oo lagu sameeyey dib u habeyn iyo balaaran , suuqa xera dayax gaar ahaan qeybta ay ka
Al-Shabaab oo la wareegay deegaano ka tirsan Koonfuta gobalka Mudug
(October 2, 2015)
Camaara:-Wararka naga soo gaaraya Koonfurta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay saaka la wareegay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug  waxaana ay bandow ku soo rogeen
Khudbaddii Ra’iisul wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid uu ka jeediyey shirkii Qaramada Midoobay.[Daawo Video-ga]
(October 2, 2015)
Newyork:-Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa uu xalay khudbad uu uga hadlay arrimaha kale duwan ee xaalada dalka Soomaaliya iyo welib