Wajigii Koowaad ee Nabadaynta Beelaha Qorilay & Magacay oo soo Gabagaboobay.[Daawo Video]
(October 5, 2015)
Laascaanood:-Wufuud ballaadhan oo u badan Issimo , Cuqaal, Culimo'udiin , Garaado ka kala yimid magaalooyinka kala ah Garoowe , Boosaaso , Gaalkacyo,  Goldogob , Laascaanood , Boocame, Buuhoodle , Wi
Madaxweynaha DFS oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay safiirka dalka Denmark.(Masawiro)
(October 5, 2015)
Muqdisho:-Safiirka Cusub ee Dowladda Denmarka ay usoo Magacaawday Soomaaliya Mss Mette Knudsen ayaa ugu horeyn xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay kulan kula qaadatay wasiir ku xige
Ergadii Nabadayta oo uu Hogaaminayo Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo ka ambabaxay degmada Buuhoodle
(October 5, 2015)
Buuhoodle:-Galinkii Hore ee shalay ayaa waxaa Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn waxaa ka socdaalay wafti balaadhan oo nabaday ah uuna Hogaaminayo Garaad C/risaaq Garaad Soofe waxana ka mid a
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka Switzerland ee Soomaaliya
(October 5, 2015)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu dambeeyey safar shaqo ujooga dalka Kenya gaar ahaa Caasimadda dalkaasi ee Nayroobi ayaa waxaa uu kulamo muhiim a