Xuquuqda Culimada diinta Sh.Faarax C/raxmaan Jaamac.[Daawo Video-ga]
(October 1, 2015)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa Muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan Xuquuqda Culimada iyo in la iska ilaaliyoo dhibaatatyntooda sida ay shareecadu qabto waxaan muxaadaraan jeedi yey She
Firqada Al- Qadyaaniyah Sh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo)
(October 1, 2015)
Oslo:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro silsilado ahaa ee uu jeediyey Sh Dr Cali Maxamed Saalax waxaana caawa idiin soo gudbinayno Firqada Al- qadyaaniyah oo ay Soomaali badan aqoon gaar ahaan kuw
Olole Nadaafada Ururka Puntland Iskaa Wax U qabso Iyo Ardayda Dugsiga Sare Ganbool (Masawiro)
(October 1, 2015)
Garoowe:-Ololahaan Oo uu Hormuud ka ahaa Cabdi Naasir Ibraahiim Jaamac oo ah Tababare Dhalinyarada Kawacyi galiya Khatarta Tahriibka oo Gacan weyn kahelaya Ardayda wax kabarata Dugsiga sare ee Ganbool
Dayax Madoobaadka September Iyo Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha W/Q Dr Axmed Buxane
(October 1, 2015)
Sida aynu la wada socono madoobaanshiiyaha dayaxa iyo cadceeda labaduba waa laba dhacdo oo aragtida cilmiga ah ee casrigan tilmaan u ah dhacdo marxaladeed yar oo uu dhulku ama dayaxu marba mid kagu gu
Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Burtinle oo la shaaciyey
(October 1, 2015)
Burtinel:-Waxaa maanta si rasmi ah lo shaaciyey xubnaha cusub ee Golaha deegaanka ee degmada Burtinle waxaan xubnaha la shaaciyey ee tiradoodu ay gaaraysaa ilaa 23 xubnood, magacyada xubnaha cusub ee
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga wax ka qabadka Miinda iyo Walxaha Qarxa
(October 1, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta golaha wasiirada ee xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya ay yeesheen shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir-guddoominayay kusimaha ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka cadaaladda
Madaxweynaha dowladda Puntland oo gudoomiyaha Gobolka Karkaar magacaabay
(October 1, 2015)
Qardho:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta waxaa uu wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu ku magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Karkaar, isagoo xilkaas u mag