Shirka Golaha Wasiirada DFS oo lagu ansixiyay Siyaasada Naafada Qaranka
(October 8, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar
Issimo ka soo jeeda Puntland iyo Jubbaland oo u safray deegaanka Qorilay.[Dhagayso]
(October 8, 2015)
Garoowe:-Issimo , Cuqaal , Nabadoono iyo Culimo'udiin ka socda Puntland iyo Jubbaland ayaa ku wajahan deegaanka dhawaan colaaddu ka dhacday ee Qorilay oo ka furmayo shir looga wada hadlayo dagaalkii d
Madaxweyne Gaas oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub & kan dalka Swedan u fadhiya Soomaaliya.[Masawiro]
(October 8, 2015)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Nayroobe ee caasimadda Dalka Kenya kullan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub  Soomaaliya u fadhiya Danjire Michel
Midawga Africa oo xilkii ka qaaday wakiilkoodii gaar ka ah ee Soomaaliya
(October 8, 2015)
Nairobi:-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday wakiilkii hore gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka AMISOM Ambassador Maman Sambo Sidiko