Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Burtinle oo la shaaciyey

October 1, 2015 - Written by Editor

Burtinle2Burtinel:-Waxaa maanta si rasmi ah lo shaaciyey xubnaha cusub ee Golaha deegaanka ee degmada Burtinle waxaan xubnaha la shaaciyey ee tiradoodu ay gaaraysaa ilaa 23 xubnood, magacyada xubnaha cusub ee golaha deegaanka Burtinle ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee dowladda Punland C/lahi Maxamed Xaashi Qoobdeero. Gudiga soo xulista golaha deegaanka degmada Burtinle ayaa waxaa ay aqbaleen 21 xubnood halka 2 xubnood ay dib u celiyeen iyagoo sheegay in labadaan xubnood dib laga soo sheegi doono.

Hoos ka akhriso liiska cusub ee xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Burtinle

  1. Maxamed Maxamuud Cabdi (Kadaf)
  2. Cabdirisaaq Maxamed Faarax (Diihaal)
  3. Maxamed Maxamuud Axmed (Buurdibi)
  4. Xaawo Maxamed Cismaan (Gacmey
  5. Bashiir Yaasiin Cismaan
  6. Deeq Cabdi Maxamuud(Diin Alle)
  7. Cabdi Jaliil Siciid Xaashi(Tooreeye)
  8. Maxamuud Cabdi Warsame(Sheywaal)
  9. Yaasmiin Xuseen Maxamed
  10. Cabdi Maxamed Shirre
  11. Cabdulqaadir Maxamed Faarax (Iligdheer)
  12. Cabdirisaaq Axmed Nuux
  13. Cali Geelle Maxamed
  14. Nuuradiin Cabdulqaadir Cabdi
  15. Liibaan Maxamed Cabdulle
  16. Calas Cabdi Salaan Xasan
  17. Maxamed Cabdicasiis Faarax(Gaade-keen)
  18. Ducaale Cumar Muuse
  19. Khadar Cabdirisaaq Axmed
  20. Xuseen Gulled Carab.
  21. Muxyadiin Cabdirixmaan Cabdi

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online