Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland oo safar shaqo ku tegey Kastamka Tuur-dibi.[Masawiro]
(January 1, 2018)
Goldogob:-Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda Puntland Mudane. Maxamed Faarax Qambi ayaa manta oo ah bilawga sanadka cusub 01 January 2018 safar shaqo ku tegey Kastamka Tuur-dibi