Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo tegaya Puntland
(January 6, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in maalinta beri ah ay safar shaqo ku yimaadaan magaalada Garoowe ee xarunta dowla