Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Talyaniga u fadhiya Soomaaliya (Masawiro)
(April 11, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya H.E. Mr. Carlo Campanile,