Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golihii Deegaanka Degmada Badhan

August 20, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 19 August 2018 ku kula diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan, kadib markii lagu soo eedeeyey inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

Xeer Madaxweyne Lr. 105 August 19, 2018, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Tala soo jeedinta Wasaarada Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose Iyo Hirumarinta Reer Miyiga.

Markay Caddaatay: In ay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

Waxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa la kala diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu

DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online