Gudoomiyihii Golaha wakiiladda dowladda Puntland oo xilka laga qaaday
(November 7, 2019)
Garoowe:-Golaha wakiiladda dowladda Puntland oo saaka kulan ku yeeshay xarunta Baarlamaanka ee Puntland ayaa waxaa  la horkeenay mooshin xilka looga qaadayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland