Muxaadaro ku Saabsan Xurmada Dhiiga Qofka Muslimka ah – Sh. Dr. Faysal Maxamed Cali
(November 28, 2019)
Sheekh Dr. Faysal Maxamed Cali . Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan Xurmada Dhiiga Qofka Muslimka ah waxaana jeedin doona Sheekh Dr. Faysal Maxamed Cali . Halgan.net Hargey
Madaxweynaha DFS u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
(November 28, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qeyb g
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.
(November 28, 2019)
Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud