Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Faransiiska Uga Qayb Gelaya Kulan Sanadeedka Madasha Nabadda Paris
(November 10, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe iyo Boosaaso.
(November 10, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada Isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo