Mu’asasada Sheekh Cumar Faaruuq Alle ha u naxariiste oo lagu daahfuray Muqdisho (Daawo )
(November 29, 2019)
Waxaa Hotelka safari oo u dhow isgoyska Soobe ee magaalada muqdisho lagu qabtay maalintii arbacadii 20.11.2019 munaasabad aad loo soo agaasimay, taasoo lagu daahfuray Mu'asasada Sh. Cumar Faaruuq