Ciidanka DFS oo si buuxda ula Wareegay Degmooyinka Matabaan iyo Guriceel

November 3, 2019 - Written by Editor

Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada DFS ay saaka si buuxda ula wareegeen degmada Guriceel ka dib dagaal kooban oo xalay ka dhacay gudaha Degmada waxaana isaga baxay kooxdii Suufiyada ee halkaas gacanta ku hayey .

Saldhigga booliska xarunta degmada iyo goobaha kale ee ugu muhiimsan Degmada ayaa waxaa ku sugan ciidanka DFS oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha ee DFS Sabriye .Ciidanka Suufiyada ayaa waxaa ay isku uruursanayaan duleedka degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud .

Ciidamada DFS ayaa shalay sidoo kale la wareegay Degmada Matbaan ka dib dagaal kooban oo shalay ka dhacay gudaha Degmada .

Xaalada Degmada Dhuusamareeb ayaa kacsan waxaana ay ciidamada Suufiyada ay isaga baxeen xarunta Degmada Dhuusamareeb waxayna isigu tageen xerada Inji.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
November 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online