Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye ku-xigeen ka Qaybta Booliska Gobolka Bari.
(March 30, 2020)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.18, March 30, 2020 kuna saabsan wareejin Sarkaal iyo u magacaabid Taliye ku-xigeenka Qaybta
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shir deg-deg oo ay yeesheen madaxda IGAD
(March 30, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroon
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal
(March 30, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Puntland
Qarax İsmiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay magaalada Garoowe
(March 29, 2020)
Garoowe:-Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in goor dhaweyd uu ka dhacay qarax la rumeysanyahay in uu ahaa ismiidaamin. Warar hor dhac ah oo ay heshay
Wasaarada Caafimaada Puntland oo beenisay in uu jiro qof u dhintay Covid 19
(March 29, 2020)
Garoowe: Wasaarada Caafimaadka dowladda Puntland ayaa waxba kama jiraanku tilmaamtay in illaa hadda wax xaalad la xiriirta COVID-19 ay ka jirto deegaanada Puntland. Dadka baahinaya warka been abuu
S/land oo si rasmi ah u joojisay duulimaayada ka imaanaya dalka dibadiisa
(March 29, 2020)
[ngg src="galleries" ids="3218" display="basic_thumbnail"] A/cawaale Halgan.net
Taliyaha ciidanka Booliska dawladda Puntland oo amaro soo saaray
(March 28, 2020)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka Booliska dawladda Puntland oo ay weheli yaan saraakiil kale ayaa digniin u diray dadka ka ganacsada qaad maadaama la joojiyay dhamaan qaadkii imaan jiray deegaanada Puntlan
DFS oo si ku meel-gaar ah u joojisey duulimaadyada dalka gudigiisa ah, si looga hortago Coronavirus.
(March 28, 2020)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel-gaar ah u joojisey duulimaadyada dalka gudigiisa ah, si looga hortago cudurka Coronavirus oo dunida aad ugu faafaya. [ngg src="galleries" id
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo baaq u jeediyey shacabka Soomaaliyeed
(March 27, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay
Ra’iisul Wasaaraha UK oo laga helay Coronavirus
(March 27, 2020)
London:-Ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida uu ku xaqiijiyey qoraal uu soo saaray. Johnson ayaa sidoo kale sheegay inuu is-geliyey go’doon iskiis ah,

Next Page »