Madaxweyne Deni oo kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka Qardho
(May 3, 2020)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Qardho, ayaa maanta kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka loo fidinayo dadkii ay fatahaadu saameysay.