Maamulka iyo Wariyaasha Halgan.net oo Dhamaan bulshada Soomaaliyeed u diraya Hambalyo ku aadan Ciida
(May 23, 2020)
Garoowe:-Maamulka iyo dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay ugu hambalyeynayaan umada Islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Fidriga. Waxaa alle uga baryeynaa in
Jubbaland oo ku dhawaaq day in beri ay tahay Ciid.[Video]
(May 23, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan dadweynaha ree Jubbaland ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga o
Puntland oo iclaanisay in beri ay tahay Ciid.[Video]
(May 23, 2020)
Garoowe:-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud ayaa shaaciyey in maalinta biri ah ay tahay maalinta koobaad ee Ciiddu Fidriga waxa uuna bulshada ugu baaqay in Guryahood
Madaxweyne JFS Farmaajo oo ugu Hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Soonqaad
(May 23, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka