Madaxweynaha Dowladda Puntland kulan la qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya.
(May 14, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya. Kulanka oo ku dhacay hab maqal iyo muqaal ah, ma