Jubbaland oo war ka soo saartay xaalada Gobolka Gedo
(May 21, 2020)
Kismaayo:-Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo. [ngg src="galleries" ids="3240" displ
Madaxweynaha PL oo si rasmi ah isaga diiwaan geliyey urur Siyaasadeedka Kaah.
(May 21, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha ayaa xarunta ururka waxaa kusoo dhoweeyay Guddoonka Ku meel gaarka ah ee Ururka iyo Xubnaha Ururka qaar ka mid ah, Wuxuuna kadib u gudbey qeybta diiwaangelinta, halkaasi oo uu M
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo dib u dhigtay imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad ee Dugsiga sare iyo Fasalka 8-aad
(May 21, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland ayaa go'aamisay Waqtiga Rasmiga ah ee lagalayo imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad ee Dugsiga sare iyo Fasalka 8-aad ee