Diyaarad sidday gargaar oo lagu rasaaseeyey Qansaxdheere
(May 25, 2020)
Wararka ka imanaya Gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaarad sidday sahay gargaar maanta lagu rasaaseeyey degaanka Qansaxdheere xilli ay doonayso inay halkaasi ku degto, sida ay VOA Somali ka heshay ilo-
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid
(May 25, 2020)
Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida W
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid
(May 25, 2020)
Inaalilaahi wa inaa illayhi raajicuun Garoowe 25 May, 2020. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa uga tacsiyeeyey guud ahaan shacabka Puntland gaar a
Madaxweynaha Deni oo goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu magacaabay
(May 25, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo galabta si rasmi ah x