Madaxweynaha DFKM Sh Shariif oo safar aan horay loo shaacin ku gaaray dalka Ugaandha

January 27, 2011 - Written by

Kampala:Madaxweynaha DFKM Sh.Sharif Sh.Ahmed oo manta booqasho ku gaaray Magaala madaxda dalka Uganda. Madaxweynahu wuxuu la kulmay Mudane Doctor Crispus Kiyonga oo ah wasiirka Gaashaandhiga ee dalka Uganda.Waxaa kale uu maan ta la kulmay Madaxweynuhu Lieutenant General Wamala Katumba oo ah taliyaha ciidamada dhulka.
Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif ayaa berito waxa uu la kulmayaa Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni. Markii ugu dambeeysay ay 2-da masuul kulmaan ayaa waxey aheyd markii booqasho noocaan ah uu ku yimid madaxweyne Museveni Dalka Somaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in eey muhiimada kulankaan ey tahay sidii loo xoojin lahaay xiriirka labada dal.

Halgan.net
media@presidency.gov.so

Leave a comment

*

Archives
January 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online