Ciidanka AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho oo qarax miino ah lagu weeraray
(January 11, 2011)
Muqdisho:-Ciidanka ururka Al-shabaab ayaa maanta waxaa ay qarax miino ah ku weerareen ciidanka AMISOM ee ku sugan Kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad Ciidanka AMISOM ayaa waxaa ay la socdeen ba Ra’iisal Wasaaraha DFKM Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo ku sii jeeda dalka Mareykanka
(January 11, 2011)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha DFKM Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Aadan Cadde waxaana uu ku sii jeedaan dalka Mareykanka. Raisulwasaa Shiikh Mukhtaar Roobow oo ku baaqay dagaal ka dhan ah ciidanka AMISOM iyo DFKM
(January 10, 2011)
Muqdisho:-Sh Muktaar Roobow Abu Mansuur oo ka mid ah masuuliyiinta ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu maanta ugu baaqay ciidanka ururka Al-shabaab in ay dagaalka ay kula jiraan ciidanka AMISOM iy Dagaal saaka ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho
(January 8, 2011)
Muqdisho-Waxaa saaka mar kale dagaalo iyo duqaymo goos goos ah ay ka dhaceen Degmooyinka degmooyinka Boondheere iyo Hodon, dagaalka saaka ayaa waxa uu u dhexeeyey ciidanka DFKM oo ay taageerayaan kuwa Khudbadii Jimce ee Masjidka Shaafici uu ka jeediyey Sh.Maxamed Shible & Tacliiqii Sh Maxamed Idirs
(January 8, 2011)
Johansberg:Waxaa maanta Masjidka Imaamu Shaafic ee ku yaal dalka Koonfur Afrika ka jeediyey Khudbadii Jimce Sh. Maxamed Shible oo ka mid aha culimadii ka soo qayb gashay Mutamar Islaami ah oo ay abaab Dagaal saaka ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho !
(January 6, 2011)
Muqdisho:-Waxaa saaka mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya ciidanka DFKM oo ay taageerayaan ciidanka AMISOM iyo ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab. Dagaalka xooggii
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|